Kusoo Dhawoow Hormuud System

Nidaam casri ah oo aad ku maamulayso goobtaada waxbarasho — si fudud, degdeg ah, ammaan leh. Hal meel ka maamul goobtaada waxbarasho adiga oo adeegsanaya moobilkaga gacanta.

Kala Dag App-ka
Hormuud System dashboard ee computer-ka iyo mobile-ka
Qaybaha Hormuud System

Qaybaha Hormuud System

Waa System casri ah oo lagu maamulayo Schoolada, Machadyada iyo Madarisadaha.

Maamulka Ardayda
👨‍🎓Hormuud Module

Maamulka Ardayda

Xogta ardayda si fudud ayaad ugu shubaysaa. Arday cusub iyo ardaydii hore mid kasta xogtiisa si nadiif ah ayey u joogtaa — kaga maarmo buugaagta gacanta iyo Word.

Xaadiriska & Maqnaanshaha
📝Hormuud Module

Xaadiriska & Maqnaanshaha

Macallinku si fudud ugu calaamadiyaa Xaadir, Maqan ama Daahay. Maamulka iyo waalidku markiiba ayey arkaan xaaladda ardayga.

Maaliyadda Dugsiga
💰Hormuud Module

Maaliyadda Dugsiga

Diiwaangelinta lacagaha, xisaabinta deynta iyo soosaarinta rasiidhada — si toos ah. Arday walba wuxuu arkayaa taariikhda lacagihiisa.

Nidaamka Ogeysiisyada
📢Hormuud Module

Nidaamka Ogeysiisyada

Hal mar ula soco waalidiinta fee-ga bisha, fasaxyada, ogeysiisyada iyo natiijooyinka — WhatsApp iyo SMS.

Imtixaannada & Natiijooyinka
📊Hormuud Module

Imtixaannada & Natiijooyinka

Iskaa ugu xisaabi dhibcaha, darajooyinka iyo celceliska. Uma baahnid Excel — nidaamku waa otomaatig oo soo saaraya Report Card professional ah.

Maamulka Faracyada
🏫Hormuud Module

Maamulka Faracyada

Hal meel ka maamul xarunta guud iyo dhammaan faracyada — farac walba xogtiisa gaarka ah ayuu leeyahay.

Akoonka Ardayga & Waalidka
👤Hormuud Module

Akoonka Ardayga & Waalidka

Qof kasta si ammaan ah ayuu u arkaa xaadirka, natiijooyinka, lacagaha iyo ogeysiisyada — xogtiisa keliya.

Waxyaabaha gaarka ah ee Hormuud System

Casri, ammaan, oo loo dejiyey goobaha waxbarasho ee Soomaaliyeed.

  • Hal bil oo bilaash ah oo tijaabo ah
  • Maamulka iyo macallimiinta waa lagu tabobarayaa
  • Nidaam fudud oo Af-Soomaali ah
  • Mobile, Tablet iyo Computer waa laga adeegsan karaa
  • Amni adag iyo kaydin xog ammaan ah
  • Dib-u-habayn joogto ah
  • Waalid iyo Arday si fudud ayay u adeegsan karaan
  • Taageero 24/7 oo Af-Soomaali ah
Hormuud System mobile app preview
Mobile App

📱 Halkan Kala Dag
App-ka Hormuud System

Ku rakib App-ka Hormuud System moobilkaaga ama kombiyuutarkaaga si aad ugu isticmaasho sida App caadi ah — degdeg, fudud, oo offline-shaqayn leh.

Android
iOS
Desktop
  • Hal-riix oo rakib
  • Sida App caadi ah u shaqeeya
  • Bilaash — cusbooneysiisyo toos ah
  • Wakhti badan ku kayd

Nagala soo xidhiidh

Diyaar ma u tahay inaad bilowdo? Waxaynu kaa caawin doonaa hal mar.

Hormuud System
Hormuud System
Hal Nidaam, Maamul Dhamaystiran.
© 2026 Hormuud System. Dhammaan xuquuqdu way xifdisan tahay.